3D Workspace
Home
Assets
Affiliate Program
Creator Program
Sign up/Log in
?
Upgrade
DCC Bridge
Anonymous1781062335
06-10 03:37
Model Name
qof 3d model
Tags
character
game asset
stylized
Prompt
Sheekadu Waxay kusaabsantahay qoys soomaali ah oo midabkoogu maariin yahay Aabaha reerku wuxuu udhow yahay madowga timihiisu waygaaban yihiin wax koofiyad ah maxidhna wuxuu xidhanyahay shaadh iyo surwaal iyo buudh ,hooyada reerku midabkeedu waa maariin cadaan xiga ama waa cawl waxay xidhan tahay shalmad soomaali iyo dirac ,walaalku waa maariin madaw xiga wuxuu xidhan yahay shaadh iyo surwaal iyo dacas, Tayar midabkeedu waa maariin casaan xiga waxay xidhantahay boorso waxay xidhantahay shalmad soomaali waxay socotaa wado raf gurigooda ag marta waxa guriga ag fadhiya aabaheed oo 60 jir ah iyo hooyadeed 47 jir ah iyo walaalkeed oo 25 jir ah dhamaantood waxy ku fadhiyaan kuraas, Aabaheed wuxuu kayimid schoolka tayar dhigato isagoo kasoo qaaday waraaqad ay ku qorantahay natiijaday keentay, Natiijada kuqoran waraaqaduna waa mid hoose oo ah D- Aabuhu wuu xanaaqsanyahay, Kadib aabuhu markay agmaraysay baa uu kuyidhi "Maxaad laboorso weynaan Markahoraa wax la khriyaaye" kabacdina intay xishoot
Detailed Info
Related Models
Enter invite code
Enter invite code to get credits!